Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Seddex koox oo Arsenal kula tartmaya saxiixa Ceballos

Seddex koox oo Arsenal kula tartmaya saxiixa Ceballos

0

Himilo – Arsenal ayaa la kulmeysa tartan adag oo ku saabsan dadaalka ay ku dooneyso saxiixa khadka dhexe ee Real Madrid Dani Ceballos.

Xilli cayaaryahanka Spain uu keliya wakhti yar u cayaaray Gunners kahor fiditaanka Karoona haddana 23 jirka ayaa noqday mid kamid ah laacibiinta uu xiiseeyo Mikel Arteta.

Inkasta oo Ceballos aan laga xiiseyneyn Bernabeu haddana waxaa jira kara wadahadallo ay yeelanayaan labada dhinac.

Si kasta, sida laga soo xigtay The Express, AC Milan, Valencia iyo Real Betis ayaa ayaa dhammaan isha ku haya cayaaryahanka ammaahda ku jooga Arsenal.

Qandaraaska Ceballos ee kooxda La Liga ayaa waxaa ka haray seddex sanno.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version