Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Shabakadda caalamiga ah ee Goal.net oo ciyaartooy iyo macalimiin caan ah usaartay...

Shabakadda caalamiga ah ee Goal.net oo ciyaartooy iyo macalimiin caan ah usaartay timaha Donald Trump hadaba waa sidee muuqaalka ciyaartooyda iyo macalimiinta.

0

Maanta ayey aheyd markii lagu dhawaaqay in uu si rasmi ah ugu guulaystay Donald Trump jagada madaxwaynanimo ee dalka maraykanka isaga oo ka adkaaday musharaxii xisbiga dimuquraadiga ee Hillary Clinton.

Doorashada dalka maraykanku maaysan ahayn kaliya mid ku eg carriga maraykanka waxaana si toos ah u wada tabinayey saxaafadda caalamka.

Hadaba shabakadda caanka ah ee Goal.net ayaa sawiro maad ah ka samaysay ciyaartooyda iyo macalimiinta ugu caansan kubadda kagta iyagoo timaha uu Mr.Trump caanka ku yahay usaaray ciyaartooyda iyo macalimiinata, sida Lional messi, c.ronaldo, paul pogba, neymar jr, Wayne roonay, jose mourinho, iyo kuwo kale.

Hadaba waa kuwan sawirada macalimiinta iyo ciyaartooyda:-

MANCHESTER, ENGLAND - NOVEMBER 01: Josep Guardiola manager of Manchester City gives his team instructions during the UEFA Champions League Group C match between Manchester City FC and FC Barcelona at Etihad Stadium on November 1, 2016 in Manchester, England.  (Photo by Shaun Botterill/Getty Images)

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version