Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Shaxda ay Arsenal kaga hortageyso Southampton.

Shaxda ay Arsenal kaga hortageyso Southampton.

0

Kooxda Arsenal ayaa marti galinaysa kooxda Southampton kulan ka tirsanaa premier League.

Gunners ayaa la hubaa in ay ka maqnaan doonaan Martin Odegaard, Kieran Tierney iyo Oleksandr Zinchenko kuwaas oo dhaawac ku maqnaan doona.

Xiddiga Kiwior ayaa laga yaabaa in uu ku bilowdo ciyaarta isaga oo badali doona Timber oo shaki ku jiro.

Shaxda Ay Arsenal kaga hor tagi karto Southampton.

Raya; Calafiori, Saliba, Gabriel, Kiwior; Havertz, Partey, Rice; Saka, Trossard, Martinelli

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version