Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Shaxda Ugu Wanaagsan Todobaadka Champons League

Shaxda Ugu Wanaagsan Todobaadka Champons League

0

Muqdisho – 49 gool ayaa dhashay inta lagu guda jiray wareegga labaad ee Champions League bartamihii isbuuca, iyadoo mar kale ay soo bandhigeen kooxaha Yurub ciyaaro cajiib ah.

Real Madrid ayaa guuldarro 1-0 ah ka soo gaartay kooxda CSKA Moscow habeenkii talaadada, halka kooxda kale ee Bayern Munich ay sidoo kale isla habenkaas ku ak kuftay kooxda Ajax.

Waxaa jiray kooxo gaaray guulo waaweyn oo ay ka mid yihiin Paris Saint-Germain, Juventus, Roma iyo Borussia Dortmund, halka Barcelona ay ka soo kabsatay qaab ciyaareedkoodii ugu xumaa ee xilli ciyaareedkaan ka dib markii ay 4-2 kaga badiyeen Tottenham Hotspur kulankii Wembley.

Hadaba Hoos Ka Aqriso 11-ka xiddig ee ugu fiicnaa Todobaadka 2aad ee Champions League

 

 

 

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version