Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Madadaalo Sheekada: Shimbir baraneysa sida derbiyada loo rinjiyeeyo

Sheekada: Shimbir baraneysa sida derbiyada loo rinjiyeeyo

0

Himilo – Shimbir baqbaqaaq Afrikaan ah oo lagu magacaabo Echo ayaa dunida tusay in shimbiruhu ay sidoo kale noqon karaan rinjiyeyaal jooga Beerta Xayawaanka ee Maryland.

Kooxda daryeelka safaaradda ee beerta xayawaanka ayaa tababaraya Echo isla markaana baraya sida wax loogu rinjiyeeyo qaab farshaxan leh sida dadka oo kale.

Echo waxay rinjiyaysaa derbiyada iyadoo la qabsanaysa isbuunyo lagu rusheeyey rinjiga afkeeda. Echo waxay qaadataa burush xaashi ah.

Saynisyahanada ayaa rumeysan in shimbiraha ay ku jiraan kuwo haddii la tababaro yeelan kara xirfaddo xiiso leh oo ka ag dhow kuwa lagu yaqaano bani’aadamka.

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version