Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Daawo: Sida loo afuriyo Carruurta Darbijiifka ahaa ee hadda xannaanada helay

Daawo: Sida loo afuriyo Carruurta Darbijiifka ahaa ee hadda xannaanada helay

0

Tiro ku dhow boqol Carruur ah oo laga soo ururiyay Jidadka muqdisho ayaa ku jira Xero ay Maamusho Siraad Maxamed, oo ku magac dheer Maamo Ugaaso.

Waxaa ay halkan tiro dhalinyaro ah la kaashataa xannaaneynta Carruurta sanado ku dayacnaa jidadka Muqdisho,maantase heysta cunto iyo hooy ay seexdaan.

Siraad ayaa ka sheekeysay  marxaladaha ay ka soo martay isu keenidda Carruurta horay darbijiifka u ahaa ee hadda daryeelka heysta.

Halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/612383430776891

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version