Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Sidee looga Ciiday Muqdisho?, Daawo

Sidee looga Ciiday Muqdisho?, Daawo

0

Dadweynaha Magaalada Muqdisho ayaa si weyn u ciiday iyada oo Carruur, Dhallinyaro iyo haween faraxsan lagu arkayay jidadka Muqdisho.

Qaar ka mid ah dadweynaha Ciideystay ee isugu jira Carruurta, Dhallinyarada Rag iyo Dumar iyo Dad waaweynba leh ayaa la hadlay Radio Himo.

Halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/781808773189412

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version