Home Cayaaro Solskjaer oo ku faraxsan in United soo gabagabeyso xiisaha Kane

Solskjaer oo ku faraxsan in United soo gabagabeyso xiisaha Kane

0

Himilo – Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaciyay in uusan wax dhib ah ku qabin in Manchester United soo gabagabeyso xiisaha saxiixa weeraryahanka Tottenham Hotspur Harry Kane.

Kahor suuq furanka xagaaga, waxaa la soo wariyay in Man United u dhaqaaqi karto saxiixa cayaaryahanka qaranka Ingiriiska adduun dhan £200 Milyan.

Si kasta, maamulka kooxda ayaa la tilmaamayaa inay beddaleen aragtidooda ku saabsan 26 jirka sababo la xiriira saameynta dhaqaale ee safmarka Corona.

Sida laga soo xigtay The Sun, Solskjaer ayaa taageeray go’aanka isaga oo sheegay in uu heysto Marcus Rashford.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version