Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Southampton oo xiiseyneysa xiddig ka tirsan Everton

Southampton oo xiiseyneysa xiddig ka tirsan Everton

3

Himilo – Southampton, kooxda ku ciyaarta garoonka qaada 32-ka kun ee daawade, ayaa xiiseyneysa saxiixa xiddigga ka tirsan kooxda Everton ee Tom Davies.

Kooxda ayaa dooneysa in qaab amaah ah ay kusoo qaadato xiddigga, balse Everton ayaa doorbideysa inay iibiso.

Sida uu warinayo Sky Sports, waxaa hoos u dhacay xiisaha looga qabo 22jirkan garoonka Goodison Park, wixii ka danbeeyay imaatinkii Allan iyo Abdoulaye Doucoure.

Davies, ayaa kasoo muuqday laba kulank xagaagan, waxaa ka mid ah ciyaartii ka tirsaneyd koobka Carabao Cup ee guusha ka gaareen kooxda Everton.

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version