Home Cayaaro Suarez oo ku dhow ku biiritaanka Juventus

Suarez oo ku dhow ku biiritaanka Juventus

0

Himilo – Waxaa jira warar kor usii kacaya oo ka imaanaya Spain iyo Italy kuna aadan in Juventus heshiis la gashay Barcelona and Luis Suarez.

Weeraryahanka ayaa aqbalay heshiis uu la galayo Bianconeri, laba sanno ayuu la gaaray mid seddexaadna waa ay u furan tahay isaga oo sannadkii ku qaadanaya halkaasi €10 milyan oo Yuuro.

Sida ay ku warameyso Goal.com, Tuttomercatoweb and kuwa kale, Barcelona ayaa diyaar u ah in xiddigan u oggolaato ka dhaqaaqista naadiga.

Mundo Deportivo ayaa warineysa in 48-ka saac ee soo aadan uu imaan doono Italy si loo guddoonsiiyo baasaboor.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version