Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Tababare Pep Guardiola oo doonaya in Harry Kane keeno Manchester City

Tababare Pep Guardiola oo doonaya in Harry Kane keeno Manchester City

1

Himilo – Tababare Pep Guardiola ayaa la werinayaa in maamulka sare Manchester City ogeysiiyay in uu doonayo lasoo saxiixashada Tottenham Hotspur weeraryahankeeda Harry Kane.

Habeenkii Sabtida, laacibka qaranka ayaa door muhiim ah ku lahaa guushii ay kooxdiisa ka gaartay City markaasi oo ay kaga badiyeen natiijo 2-0 ah.

Si kastaba, sida ay ku warrameyso Independent, Guardiola ayaa qirtay daneynta 27- sanno jirkan kahor billowga todobaadkan inta aysan wajihin naadigiisa.

Kane waxaa qandaraaskiisa kaga haray seddex sanno iyo bar, xiddigan ayaase ku guuldarreytsay in uu koob la qaado naadiga.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version