Himilo-Dalxiisku waa mid kamid ah ilaha dhaqaale ee ugu weyn dunida kuwaas oo ay ku xisaabtamaan dowladuhu, dalba dalka uu ka amni badan yahay uu ka dalxiisayaal badan yahay, dalba dalka uu ka dalxiisayaal badanyahayna waa ka dhaqaale badan yahay. Sanadka 2023-ka oo ahaa mid kamid ah sanadkii ugu qaska iyo dagaalada badnaa dunida ayaa lasoo saaray magaalooyinka dadkii ugu badnaa ay u dalxiistageen, waxaana ka mid ah magaaloyinkaas
Bangkok: 22.78 million
Paris: 19.10m
London: 19.09m
Dubai: 15.93m
Singapore: 14.67m
Kuala Lumpur: 13.79m
New York: 13.60m
Istanbul: 13.40m
Tokyo: 12.93m
Antalya: 12.41m
