Home Cayaaro Tottenham Hotspur oo xoojineysa dadaalka ay ku dooneyso Marcel Sabitzer

Tottenham Hotspur oo xoojineysa dadaalka ay ku dooneyso Marcel Sabitzer

0

Himilo – Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay xoojineyso dadaalka ay ku dooneyso laacibka kooxda RB Leipzig Marcel Sabitzer.

26 jirka ayaa bandhig wanaagsan ku qaatay kooxda Bundesliga xilli cayaareedkan isaga oo dhaliyay 15 gool islamarkaana sameeyay siddeed caawin ah dhammaan tartamada oo idil.

Sida laga soo xigtay Bild, Spurs ayaa xiiseynaysa laacibka reer Austria iyada oo ku dooneysa adduun dhan £45 Milyan.

Qandaraaska weeraryahanka ee kooxda tababare Julian Nagelsmann ayaa dhacaya 2022-ka.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version