Home Macluumaad Toyota Oo u dabaal dagtay gaarigeeda caan baxay ee Carolla.

Toyota Oo u dabaal dagtay gaarigeeda caan baxay ee Carolla.

3

Shirkadda gawaarida sameysa ee Toyota ayaa u dabaal dagtay todobaadkan sanad guuradii 50aad ee ka soo wareegatay markii shirkadu ay soo saartay gaariga can baxay ee Carolla .

toyota-corolla-sedan-2010
http://radiohimilo

Shirkadda Jabaan laga leeyahay ee Toyota nuucii ugu horeeyay ee gaarigaasi waxa ay soo saartay 5 bisha nomvember sanadkii 1966, 44 milyan oo ayaa laga iibiyay gaarigaasi Corolla sanad gudihii .

3sano kadib markii la soo saaray gaarigaasi , waxa uu noqday midka loogu iibsi badan yahay gawaarida shirkadda caalamka oo dhan .

Toyota gaarida can baxay ee Toyota Corolla waxa ay ku sheegtay qoraal in ay dib u xasuusaneyso uuna noqday gaarigaasi mid astaan u noqda shrikad reer jabaan ee Toyota .

Corolla oo imika lagu guda jiro jiilkeeda 11aad, waxaa lagu sameeyaa 13 dal waxaana lagu iibiyaa inka badan 150 dal .

 

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version