Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Vidal: ‘Aalaaba waa la beddelaa Lambarka 22’

Vidal: ‘Aalaaba waa la beddelaa Lambarka 22’

0
arturo-vidal

Himilo – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Inter Arturo Vidal ayaa lagu soo warramayaa inuusan ku faraxsaneyn in la bedelo kulankii ay guuldarada 2-1 ka soo gaartay Juventus.

33-jirka reer Chile, oo jaalle qaatay sidaasna lagu ganaaxay lugta labaad ee Allianz Stadium, waxaa lagu beddelay Christian Eriksen 73 daqiiqo kadib.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaan ku faraxsaneyn go’aanka tababare Antonio Conte, sida La Gazzetta dello Sport uu caddeeyay inuu garoonka ka baxay isagoo leh: “Had iyo jeer lambar 22  waa la badalaa “

Vidal ayaa ciyaaray 25 kulan tan iyo markii uu ka yimid kooxda Barcelona xagaagii hore, waxana uu ku soo kordhiyay 2 gool iyo laba caawin.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version