Home Dibadda Waa kuwee dalalka ugu waxbarashada fiican dunida.

Waa kuwee dalalka ugu waxbarashada fiican dunida.

0

Himilo-Macnaha waxbarasho waa ย ficilka ama habka baahinta ama helitaanka aqoon guud, horumarinta awoodaha caqli-galka ah iyo xirfado.

Aqoontu waa mida kala hormarisay dalalka aduunka, oo qaarkoodana ay meel sare ka gaareen nolosha qaarkalane ay meel liidaato ka joogaan.

Hadaba halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa tobanka dal ee ugu waxbarashada fiican aduunka.

  1. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช Sweden
  2. ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ฎ Finland
  3. ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฐ Denmark
  4. ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช Germany
  5. ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ Canada
  6. ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง UK
  7. ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ด Norway
  8. ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ต Japan
  9. ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ญ Switzerland
  10. ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฑ Netherlands

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version