Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Waa maxay sababta uu Man Utd u seegay daafaca Juventus Benatia?

Waa maxay sababta uu Man Utd u seegay daafaca Juventus Benatia?

0
Football Soccer - Juventus v South China - International Challenge Cup - Hong Kong, China - 30/7/16 - Juventus player Medhi Benatia reacts after scoring a goal. REUTERS/Bobby Yip Picture Supplied by Action Images

Himilo FM –Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay isku dayday la soo saxiixashada  daafaca kooxda Juventus Medhi Benatia, waxayna ku dhawaadeen inay la saxiixdaan isaga maalmihii lasoo dhaafay.

Sport Italia ayaa ku warameysa  in United ay Benatia ku bixineyso qandaraas dhan 3.7 Milyan Euro laakiin ciyaaryahanka ayaa dalbaday mushaar ka badan 4 Milyan oo Euro xilli ciyaareedkii.

Mustaqbalka daafaca ayaa loo badinayaa in uu u wareegsanyo dalka Qatar, halkaasi oo uu u imaan doono isniinta si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda Al-Duhail.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version