Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Warbixin: ku dhawaad boqol Falastiiniyiin ah oo dayac ugu dhintay xabsiyada Israa’iil

Warbixin: ku dhawaad boqol Falastiiniyiin ah oo dayac ugu dhintay xabsiyada Israa’iil

0
Himilo – Ugu yaraan 98 Falastiiniyiin ah ku dhintay xabsiyada Israa’iil tan iyo markii uu billowday dagaalka Gaza bishii Octoobar ee sanadkii 2023, sida laga soo xigtay ururrada xuquuqul aadanaha ee Israa’iil.
Sida ku cad warbixin la daabacay xogtan waxaa lagu saleeyay dad horay oo hayay oo la sii daayay, dukumentiyo caafimaad iyo caddaymo laga helay shaqaale caafimaad. Israa’iil ayaa la sheegay inay kiisaska dhimashaday ay qarisay.
Waxaa lagu eedeeyay is’raa’iil dayacaad caafimaad iyo jir-dil ku tala gal ah oo ay u geysatay maxaabiiska falastiiniyiinta ah. Adeegga xabsiga israa’iil iyo ciidamada weli xogan wax jawaab ah kama aysan bixin.
52 labo ka mid ah dadka dhintay waxaa la sheegay in in dagaalka uu socday laga soo qabtay Marinka Gaza.

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version