Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Wax ka ogow dhalashada dadka ugu carrada badan caalamka

Wax ka ogow dhalashada dadka ugu carrada badan caalamka

0

Himilo- Warbixin cusub ayaa daaha ka qaaday dhalashada dadka ugu carrada badan caalamka, kuwa ugu murugta badan sannadka dhammaadka ah ee 2019.

Sida ku xusan warbixinta Gallup 2019 Global Emotions Report, dadka Armenia ayaa noqday kuwa ugu carrada ama xanaaqa badan dunida. Waxaa kaalmaha xiga soo galay dadka u dhashay dalalka Ciraaq, Iiraan iyo Falasdiin.

Dhanka kale, marka la fiiriyo liiska dadka ugu walwalka badan, waxaa kaalinta koowaad yimid Giriiga. Philippines, Tanzania iyo Albania ayaa soo ciriirsaday kaalmaha xiga.

Dhalashada dadka ugu carrada badan caalamka

1) Armenia

2) Ciraaq

3) Iiraan

4) Falasdiin

5) Morocco

6) Turkey

7) Niger

8) Chad

9) Libya

10) Pakistan

Dhalashada dadka ugu walwalka badan dunida

1) Giriiga

2) Philippines

3) Tanzania

4) Albania

5) Iiraan

6) Sri Lanka

7) Mareykanka

8) Uganda

9) Costa Rica

10) Rwanda

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version