Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Wiilka Soomaaliga ah ee tartanka kula jira Tiktok iyo Facebook,dhegeysi

Wiilka Soomaaliga ah ee tartanka kula jira Tiktok iyo Facebook,dhegeysi

0

 Hal abuurka iyo tartanka oo ah waxa ugu weyn ee maskaxda Bani’adamka ka yimaada ayaa kala horumariya dadka.

Waxaa Dunida Qarnigan 21aad aad ugu xoogeystay Baraha Bulshada kuwaas oo bixiya adeegyo kala duwan loona isticmaalo siyaabo kala duwan.

Qaarkood ayaa shaqo abuur u noqday dadka u badan dhallinyarada waxaana Sanadkii 2021kii laga sameeyay  guud ahaan Baraha Bulshada Lacag dhan $116 billion, halka la saadaaliyay in sanadka 2028ka laga sameynayo $262B oo dollar.

Wiil Soomaali ah ayaa sameeyay Aalad uu magaceeda ka dhigay Whosnap,taas oo tartan kula jirta Baraha Bulshada kale ee Dunida, Maxamed Qadar oo la kulmay ayaa warbixintan ka diyaariyay.

 

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version