Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Xaflad lagu soo xirayay cayaaraha gobollada dalka oo Muqdisho lagu qabtay +...

Xaflad lagu soo xirayay cayaaraha gobollada dalka oo Muqdisho lagu qabtay + Sawirro

0

Xarunta gobolka Banaadir ayaa xalay lagu qabtay xaflad casho sharaf loogu sameeyay dhammaan cayaartoydii kasoo qeyb galay tartanka gobollada dalka, laguna soo xirayay tartankan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud iyo Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga Maxamed Cabdullaahi Nuux ayaana hadallo dhiiro gelin ah ka jeediyay xarunta gobolka Banaadir oo xafladda lagu qabtay.

Cayaarahan ayaa muddo labo toddobaad ah ka socday gegada Banaadir iyadoo ugu danbeyn guushu tartanka ay raacday cayaartoyda Puntland.

5

Xuquuqda Sawiradda waxaa iska leh Cali Cabdi Ducaale.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version