Home Habka-Nolosha XAN: Barca oo daneyneysa helidda laacibka Delle Ali

XAN: Barca oo daneyneysa helidda laacibka Delle Ali

0

Muqdisho – Barcelona ayaa kamid noqotay loolanka loogu jiro hanashada saxiixa xidigga da’da yar ee Spurs-ka, Delle Alii, marka loo eego Daily Mirror. 

Laacibka heerka caalami ah ee England ayaa si joogto ah loola xiriirinayay kooxda ku ciyaarta gegida Santiago Bernabu ee Real Madrid – isaga oo laacibkanina uu bandhigyo wanaagsan ka sameynayo gegida White Hart Lane ee kooxda Tottenham.

Real ayaa si kastaba la socta sida Barcelona ay loolanka helid ee xidigaan 20-jirka ah ay usoo gashay.

Haddii ay dhacayso in laacibkan ka dhaqaaqo Tottenham, waxay qaadanaysaa adduun lacageed dhan 70 malyuun oo Gini in Spurs-ka loogala wareego.

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version