Home Habka-Nolosha Xaqiiqooyinka kulanka  Atletico Madrid iyo Leicester City

Xaqiiqooyinka kulanka  Atletico Madrid iyo Leicester City

0

Muqdisho – Atlético Madrid ayaa gaaraysay  quarter-final-ka  tartanka Champions League afar sano oo xiriir ah.

Atlético Madrid ayaa guulaysatay 6 kamid ah 8-dii kulan ee  Champions League xili ciyaareedkan (D1, L1).

Atlético Madrid ayaa guulaysanaysay 16 kamid ah  21 Champions League oo ay ku ciyaartay gurigeeda marka ay ka hoos ciyaarayso Diego Simeone (D4, L1).

Atlético Madrid ayaa shabaqeeda ilaashatay 15 kamid ah 17-dii kulan oo ay  Champions League ku ciyaaraan  Calderón.

Kulanka: Atletico Madrid vs Leicester City

Tartanka: Champions League

Garoonka: Vincent Calderon

Saacadda: 9:45 Habeenimo (XGA)

Garsoore: Jonas Eriksson

Abdi Aziz Adan Urur

Cabdicaziiz149@gmail.com

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version