Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Xiddiggii hore ee Liverpool Steven Gerrard oo noqday tababaraha Aston Villa

Xiddiggii hore ee Liverpool Steven Gerrard oo noqday tababaraha Aston Villa

0

Himilo – Aston Villa ayaa xaqiiqisay in Steven Gerrard oo ciyaaryahan hore soo ahaa in loo magacaabay tababaraha cusub ee naadiga hoggaamin doona.

Madaxa fulinta kooxda Christian Purslow ayaa sheegay in golaha sare  ee Aston Villa ay ku faraxsan yihiin in Steven uu noqdo tababaraha cusub.

41 jirkan ayaa la rumeysan yahay inuu shaqadan ku soo aadan xilli habboon. Wuxuu sheegay in kooxdan ay leedahay taariikh weyn, uuna ku faanayo inuu hoggaamiyo.

Kooxda Aston Villa waxay sanadkan la daalaa dhacaysaa guul darrooyin is-xig-xiga. Steven waxaa loo keenay inuu ka badbaado dhicitaan.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version