Iyada oo Dunida laga xusay maalinta Xrifadaha Adduunka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho xuska maalintaas.
Munaasibadda oo ay isku arkeen Xirfadlayaal Soomaali ah soona bandhigayay xirfadaha iyo fikradaha ganacsi ee ka dhexguuxayay oo ay rumeeyeen ayey qaarkood ku soo nandhigeen goobta.
Munaasibadda waxaa ka qeybgalay madax ka socotay Dowladda Soomaaliya, Ganacsatada, Ururka Xirfadlayaasha iyo dadka xirfadaha kala duwan ku soo bandhigay goobta.
Koox ka mid ah Warbaahinta Himilo ayaa ka qeybgalay munaasibaddaas warbixintan ayey ka sameeyeen.
https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/1184907679027053/
