Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Xulka Galmudug oo ku guuleytay koobkii Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir.

Xulka Galmudug oo ku guuleytay koobkii Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir.

0

Xulka kubbadda cagta Galmudug ayaa ku guuleystay fiinaalka tartanka kubbadda cagta maamul goboleedyada & gobolka banaadir markii koowaad taariikhda kaddib markii ay gool-kulaadyo kaga adkaadeen xulka kubbadda cagta Hirshabeelle. Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan labada xul waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed awood ahaan garbo siman, inkastoo ay jireen fursado ay abuureen labada dhinac kuwaasi oo noqon gool taas oo keentay in lagu kala

baxo 0-0, 90-ka daqiiqo ee ciyaarta. Ugu dambeyntii labada xul ayaa lagu kala saaray gool-kulaadyo waxaana 4-1 ku adkaatay xulka Galmudug oo markii koowaad taariikhda ku guuleysatay

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version