Home Habka-Nolosha Yaa Ka Dhex Muuqda Ama Ka Maqan Shaxda Labada Naadi Ee Arsenal...

Yaa Ka Dhex Muuqda Ama Ka Maqan Shaxda Labada Naadi Ee Arsenal Iyo Basel.

0

Waxaa Caawa ciyaar xiiso badan lagu wadaa iney dhax marto Kooxaha Arsenal iyo Basel waxa naadi ayaa waxa ay ku jiraan diyaar garow adag.

granit-xhaka-hull-city-arsenal-premier-league-17092016_idk8148yhw7c11qfhdqw6ix5m
http://radiohimilo.so

Granit Xhaka  waxa uu khadka dhexe uga dheelin doonaa naadiga Arsenal waxa uuna ka hor tagi doonaa kooxdiisii Basel ee uu ka tirsanaan jiray.

Xiddigan u dhashay dalka Switzerland waxa uu kooxda Arsenal u dhaliyey labo Gool, Arsene Wenger  ayaa amaanay ciyaar laacibka.

Coquelin ayaa waxa uu ka dhaawacmay Jilibka intii ay socotay kulankii 3-0 ay kaga badiyeen naadiga Chelsea waxaa lagu wadaa in ciyaartan uu seego.

Shaxda Labada Koox

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version