Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Madadaalo Aabe wiilkiisa u diray qubuuraha si uu u ciqaabo

Aabe wiilkiisa u diray qubuuraha si uu u ciqaabo

0

Himilo – Markii uu ka shaqeyn waayey leyli guri oo looga soo diray dugsiga dhexe ayuu mariyay ciqaab nooceeda dhif iyo naadir ah.

Aabaha oo ka carooday dayacaadda uu sameeyay wiilka yar, ayaa go’aansaday inuu geeyo qabuuraha ay ku aasan yihiin awoowayaashii, kaas oo ku yaala meel u dhaw deegaanka ay ku nool yihiin oo bariga Shiinaha ah.

Si uu u waano qaato, ayuu kaga tagay qabuurihii, nasiib darrase markii uu dib usoo laabtay ayuu waayay wiilkii yaraa.

Isaga oo welweliya ayuu ku wargeliyay boliiska, kadib 40-daqiiqo oo la baadigoobayay ayaa la helay isaga oo badqaba.

Aabaha oo doonayay inuu ciqaab mariyo wiilkiisa yar ayaa ciqaabay naftiisa!!!

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version