Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Liverpool oo u dhaqaaqday soo qaadashada Ousmane Dembele

Liverpool oo u dhaqaaqday soo qaadashada Ousmane Dembele

0

Himilo – Liverpool ayaa la werinayaa in daqiiqadaha ugu danbeeya u dhaqaaqayaan weeraryahanka Barcelona ee Ousmane Dembele.

Reds ayaa dooneysa xoojinta weerarkeeda iyada oo horey usoo qaatay Diogo Jota kaasi oo ka yimid kooxda Wolverhampton Wanderers.

23-jirkaan ayaa ku dhibtooday la qabsadashada kooxda Barcelona iyada oo laacibkan ay hareeyeen dhaawacyo waayihiisa Camp Nou.

Liverpool waxa ay la kulmi doontaa loolan qaraar kaasi oo kaga imaanaya naadiga ay xafiiltamaan ee Manchester United.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version