Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Manchester United oo heshiis la gaartay Amad Traore

Manchester United oo heshiis la gaartay Amad Traore

0

Himilo – Manchester United ayaa la werinayaa in ay ku guuleysteen la saxiixashada da’yarka Atalanta BC ee Amad Traore.

United ayaa si weyn loola xiriirinayay in ay la soo qaataan Jadon Sancho sannadkan 2020, balse Borussia Dortmund ayaa ku qiimeysay lacagaha ay ku doonayaan £108m.

Maanta ayaa ah goorta ugu danbeysa  ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, iyada oo United doonayaan in ay sameeyaan maalgelin.

Si kastaba, oggolaansho shaqo iyo mid baasaboor, da’yarkan ayaan marnaba noqon doonin xiddig United ah tan iyo billowga 2021.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version