Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Alba: “Waxan ku jiraa kuwa loogu neceb yahay Kubadda cagta; waan ogahay!

Alba: “Waxan ku jiraa kuwa loogu neceb yahay Kubadda cagta; waan ogahay!

0
Jordi Alba

Himilo – Daafaca Barcelona Jordi Alba ayaa qirtay inuu fahamsan yahay sababta ay dadku ugaga soo horjeedaan isaga.

 “Way caddahay in dadku ii yaqaanaan kubadda cagta, waxaan u maleynayaa inaan ahay mid ka mid ah ciyaartoyda loogu neceb yahay kubadda cagta, waan ogahay,” Alba ayaa sharaxay, isagoo la hadlaya El Dia Despues on Movistar +.

Waa qaabkeyga aan u ciyaaro taasna waxay iga dhigtay ciyaaryahanka aan maanta ahay oo i dhigay halka aan haatan joogo.

Markaa dadku way i bartaan wayna ogaadaan sidaan ahay, qof aad u furfuran, waana qaddariyaa wax walba oo noloshayda ah.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version