Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Antoine Griezmann oo doonaya in uu ku biiro Barcelona.

Antoine Griezmann oo doonaya in uu ku biiro Barcelona.

0

Muqdisho – Antoine Griezmann ayaa ku booriyay Barcelona inay bixiso lacagta lagu burburin karo heshiiskiisa oo ah 100 milyan oo Euro, sida laga soo xigtay Don Balon.

Weeraryahanka reer France ayaa doonaya inuu ka tago Atletico Madrid, waxaana uu indhaha ku hayaa inuu u dhaqaaqo Camp Nou halkaa oo ay ka dhisan tahay kooxda Barcelona.

Si kastaba ha ahaatee, tababaraha Barca, Ernesto Valverde ayaa ku fikiraya fursado kale, taas oo la micno ah in Griezmann laga yaabo inuu u wareego Manchester United.

Kooxaha reer Englad ayaa iyana doonaya inay lasoo wareegaan laacibkan  u dhashay waddanka faransiiska naadiyada Man Utd, Man City, iyo Chelsea ayaana la fahansan yahay inay xiise u qabaan.

Qore: Abdiaziz Adan Urur.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version