Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Ardey dhibbane u ah Gaadiidka Dowladda, warbixin maqal

Ardey dhibbane u ah Gaadiidka Dowladda, warbixin maqal

0

Nolosha ardeynimada waxaa ay leedahay duruufo kala duwan, hayeeshee Ardeyda Muqdisho waxaa u dheer dhibaato ay kala kulmaan adeegsiga Waddooyinka.

Iyada oo si guud gaadiidka wax u yeelo taasina ay sabab u tahay sharciga waddooyinka oo aan la dhaqan gelin,waxaa ay ardeyda dhibaato kala kulmaan Gaadiidka Dowladda.

Warbixintan waxaan ku eegeynaa Gabar ardeyad ah oo ku dhaawacantay shil ay kala kulantay mid ka mid ah Gaadiidka Dowladda.

https://radiohimilo.so/wp-content/uploads/2023/01/Warbixin2aad.wav?_=1

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version