MacluumaadTacliin Gabdhihii ugu badnaa oo ka qalin-jabiyay Jaamacadda Muqdisho By Himilo Radio - Today at 5:48 am 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinEmailTelegram In ka badan kun arday ayaa ka qallin-beddeshay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Muqdisho. Ardaydan oo ka aflaxay 30 taqasus waxaa xusid mudan inay gabdho u badan. Sidoo kale waxaa kaalinta koowaad gashay gabar. Hoos ka daawo sheekada oo buuxda