Home Arrimaha Bulshada Imisa macno ayaad u taqaannaa ereyda Kood iyo Koob?

Imisa macno ayaad u taqaannaa ereyda Kood iyo Koob?

0

Koob: 1. Weel yar oo badanaa dheg leh oo wax lagu cabbo; fijaan.

Koob: 2. Qalab ka samaysan dahab, qalin iwm oo lagu kala qaato tartamada cayaaraha.

Koob: 3. Wax dhammaantood wada marid ama wada aqoon.

Koob: 4. Arrin iwm soo gaabin.

Waxaan sidoo kale baranaynaa macnayaasha ereyga.

Kood:1. Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku yaalliin midkood.

Kood: 2. Hadal hoos laysugu sheego; faq.

Kood: 3. Xodxodasho.

Kood: 4. Neef bayr leh oo aan la qaban karin; farow.

Kood: 5. Dhul siman meel ka yara sarreysa.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version