Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Arsenal oo isha ku heysa Valencia weeraryahankeeda Maxi Gomez

Arsenal oo isha ku heysa Valencia weeraryahankeeda Maxi Gomez

0

Himilo – Arsenal ayaa lagu warramayaa in ay quudareynayaanValencia weeraryahankeeda Maxi Gomez marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha January.

Kooxda ku jirta fadhiga 15aad ee Premier League ayaa keliya dhalisay 12 gool 14 kulan oo ay ciyaareen, Gunners ayaa ku hanweyn ee xiddigan uu qeyb ka noqon shaxda 2021.

Sida ay ku warrmeyso The Mirror, kooxda Waqoyga London ayaa xiisaweyn u heysa Gomez, kaasi oo ay aaminsan yihiin in weerarka u dhammeystiri doono.

Laacibkan waxaaqandraaskiisa lagu burburin karaa adduun lacageed dhan £125 milyan.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version