Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Arteta- ‘Waxaan lahadlaa isaga in kabadan xaaskeyga!’

Arteta- ‘Waxaan lahadlaa isaga in kabadan xaaskeyga!’

0
Arteta

Himilo – Mikel Arteta ayaa ku kaftamay inuu la hadlay agaasimaha farsamada ee Arsenal Edu in ka badan qof walba oo noloshiisa la xiriira sanadkii la soo dhaafay.

Edu wuxuu maareeyay  mashquul badan oo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo, iyadoo ciyaartoy dhowr ah oo aan ku jirin qorshaha Arteta ay kooxda ka tageen.

Mesut Ozil – oo ahaa ciyaaryahanka ugu mushaarka badan Arsenal laakiin aan ciyaarin kulan xilli ciyaareedkan – ayaa ku biiray Fenerbahce, Sokratis ayaa la iska fasaxay, halka  Sead Kolasinac iyo William Saliba ay amaah ku baxeen.

Gunners ayaa sidoo kale heshiisyo ku meel gaadh ah kusoo qaadatay Martin Odegaard iyo Mat Ryan oo ka kala yimid Real Madrid iyo Brighton.

” waxaan la hadlay Edu in kabadan qofkasta oo noloshayda ah xitaa xaaskayga. Nasiib wanaag waxaan leenahay xiriir weyn, waxaan leenahay isfaham weyn si weyn ayaan isu taageersanahay.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version