Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Barcelona oo iska diiday iibinta Frenkie de Jong xilli ay xiiseneyso Bayern...

Barcelona oo iska diiday iibinta Frenkie de Jong xilli ay xiiseneyso Bayern Munich

0

Himilo – Bayern Munich waxa ay xiiseeneysaa Barcelona khadkeeda dhexe  Frenkie de Jong inkasta oo ay u badan tahay inaysan Barcelona aqbali doonin iibinta laacibkan.

Kooxda hanatay horyaalka Germany ayaa isu diyaarineysa in ay ku qarash garreyso adeegga 23 sanno jirkaan qiimo dhan  £70milyan kaasi oo bartilmaameed u ahaa xilligii uu joogay naadiga  Ajax.

Si kastaba, sida ay ku warrameyso ESPN, Barcelona oo u baahan lacago kaash ah ayaan aqbali doonin dalab waliba oo  kaga yimaada kooxda ku guuleysatay tartanka Champions League, xittaa waxay diidi doonaan in ay la galaan wadahadal ku aadan xiddiga.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version