Home Uncategorized Barnaamijka Hiddaha Iyo Dhaqanka.

Barnaamijka Hiddaha Iyo Dhaqanka.

3

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed.
Todobaadkan waxaan barnaamijka  ku wareysanay Abwaan Xasan Xaaji Maxamed Guulwade oo soogaanta soomaalida muddo ku jiray.
Weriye Baari ayaa barnaamijka Soo Jeedinaya.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version