Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Uncategorized Barnaamijka Hiddaha Iyo Dhaqanka.

Barnaamijka Hiddaha Iyo Dhaqanka.

0

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed.

Todobaadkan waxaan barnaamika qeybtiisa hore  ku wareysanay Ustaad Cabdulaahi Maxamed Sheegow oo ah qoraa u dhaq-dhaqaaqa afsoomaaliya, qeybta labaadna waxaad ku maqli doontaan xubinta maansada  iyo maansa-yahanka.

Weriye Aweys Xuseen ayaa barnaamijka Soo Jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version