Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Bayern Munich oo bisha Janaayo daneeneysa soo qaadashada Callum Hudson-Odoi

Bayern Munich oo bisha Janaayo daneeneysa soo qaadashada Callum Hudson-Odoi

0

Himilo – Bayern Munich ayaa la werinayaa in ay qorsheenayaan dalab ka gudbinta Chelsea garabkeeda Callum Hudson-Odoi marka la gaaro bisha Janaayo.

Frank Lampard ayaa ku adkeysanaya in 20 jirkaan uu kooxda iska sii joogo isla markaana muhiim  u yahay safka naadiga.

Sida ay ku warrameyso Goal.com, Bayern ayaa aqbashay soo qaadashada xiddigan u dhasay qaranka England.

Weeraryahankan waxaa qandaraaskiisa kooxda ka dhisan Premier League kaga haray seddex sanno iyo bar.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version