Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Brighton & Hove Albion oo dooneysa Daniel James

Brighton & Hove Albion oo dooneysa Daniel James

0

Himilo – Brighton & Hove Albion ayaa lagu warramayaa in ay doonayaan la saxiixashada weeraryahanka Manchester United ee Daniel James weliba si amaah ah.

23 sanno jirkaan ayaa keliya seddex ciyaarood Red Devils u saftay horyaalka Premier League inta lagu guda jiro ololahaan.

Leeds United ayaa lala xiriirinayay in uu u dhaqaaqayo, laakiin laacibka qaranka Wales ayaa go’aansaday in uu iska sii joogo kooxda tababare Ole Gunnar Solskjaer.

Sida ay ku warrameyso The Sun, tababaraha Brighton ee Graham Potter, kaasi oo xiddigan kula soo shaqeeyay naadiga Swansea City, ayaa laacibkan u arka mid ku habboon in uu lasoo saxiixdo.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version