Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Caruus u gacan qaaday sawir qaade u soo dhawaaday caruusaddiisa

Caruus u gacan qaaday sawir qaade u soo dhawaaday caruusaddiisa

0

Himilo – Sawirrada xafladaha aroosyada waxay noqdeen caadaleyd joogto ah. Halka sawir qaadayaasha ay isku hawlaan sidii shaqadooda ay ugu qaban lahaayeen sida ugu wanaagsan.

Waxay ku dedaalaan sidii ay u qaban lahaayeen sawirro xasuus ka reeba maalinta weyn. Caruuska iyo aroosadda ayaa habab kala duwan looga qaadaa sawirada.

Muuqaal aan la xusid taariikhda la duubay ayaa lagu muujiyay lammaane masrax jooga oo sawirro laga qaadayo. Balse wax yar ka dib caruuskii ayaa u gacan qaaday muuqaal duubihii.

Sababta uu ugu gacan qaaday wuxuu ku sheegay inuu aad ugu dhawaaday aroosadda markii uu sawirayay. Dadka badan ayaa arrintan baraha bulshada aad uga faalooday.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version