Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Chelsea oo dooneysa soo qaadashada David Alaba

Chelsea oo dooneysa soo qaadashada David Alaba

0

Himilo – Chelsea ayaa isku diyaarineyso keensashada Bayern Munich daafaceeda David Alaba marka la gaaro bisha January oo uu suuqa furmayo.

28 jirkaan ayaan weli heshiis kordhin u sameyn kooxda ku ciyaarta Allianz Arena, xilli xiddigu uu bilaash noqon doono dalabkiisa dhammaadka ololahaan 2020-21 .

Si kastaba sida ay ku warrameysso Bild, Chelsea ayaa dooneysa la saxiixashada laacibkan bisha January.

Juventus, Liverpool, Manchester City, Paris Saint-Germain, Real Madrid iyo Barcelona ayaa sidoo kale dhammaantood doonaya qaadashada laacibkan reer Austria.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version