Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Manchester United oo mushaarka u laba jibbaareysa Bruno Fernandes

Manchester United oo mushaarka u laba jibbaareysa Bruno Fernandes

0

Himilo – Manchester United ayaa la werinayaa isku diyaarinta in Bruno Fernandes siiyaan lacag dhan £200,000 isbuucii taasi oo noqon doonta laba jibbaar mushaarka xiddigan khadka dhexe.

Sida ay ku warrameyso Mirror, United ayaa abaalgud u siineysa laacibkan reer Portuguese kaasi oo wax ka yar hal sanno saameyn wanaagsan ku yeeshay naadiga.

Manchester United ayaa Bruno Fernandes kala soo saxiixatay Sporting Lisbon adduun lacageed dhan £47 million bishii January ee sannadkan.

Fernandes ayaa loo arkaa in uu qabtay shaqadii loogu baahnaa marka loo eego in  kooxda uu ka saaciday gaaridda booska seddexaad ee kala sarreynta horyaalka Premier League sanandkii tegay.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version