Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Ciyaartoyda Barcelona oo oggolaaday mushaar dhimis

Ciyaartoyda Barcelona oo oggolaaday mushaar dhimis

0

Himilo – Barcelona ayaa ku dhawaaqday in kooxda koowaad ay saxiixday heshiis lagu jarayo mushaaraadka xidigaha si loo kobciyo lacagaha kooxda.

Kooxo badan oo dunida ah, sida Barcelona waxey ku dhibtoodeen xal u helidda in ay lacago soo galaan intii lagu guda jirey musiibada coronavirus, taasi oo sababtay in hoos u dhac dhaqaale wajahaan.

Heshiiskan oo ay Barcelona la saxiixatay ciyaartoyda safka koowaad waxay ku faa’idi doontaa lacag dhan £109m taasi oo kaga bixi laheyd in ay siiyaan ciyaartoyda.

Naadiga reer Catalan waxa ay hadda ku jirtaa fadhiga 13aad ee kala sarreynta horyaalka La Liga.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version