Home Uncategorized Dhageyso:-Barnaamij Gaar ah Oo Ku Saabsan Shubanka.

Dhageyso:-Barnaamij Gaar ah Oo Ku Saabsan Shubanka.

0

Barnaamijkan waxaan diiradda ku saarnay cudurka shubanka kaasi oo deegaanada soomaaliya xilliyo kala duwan ku soo laab-laabtay.

Waxaa barnaamijka Marti ku ah Abuukar Axmed Aadan  oo aqoon u leh Caafimaadka Dadweynaha.

Waxaa Soo Jeedinaya Weriye Aweys Xuseen.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version