Home Uncategorized Dhageyso:- Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha

Dhageyso:- Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha

0

Muqdisho – Bandhiga dhaqaalaha waa barnaamij maalinle ah, waxaan diiradda ku saarnaa dhacdooyinka dhaqaalaha iyo ganacsiga ee dalka ama kuwa caalamiga ah ee saameynta leh.

Bandhiga dhaqaalaha waxa uu bidhaaminayaa fursadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee dalka, waxaana ku marti qaadnaa barnaamijka qubaradda ganacsiga iyo dhaqaalaha.

Waxa maanta marti ku ah barnaamijka bandhiga dhaqaalaha Cabdiraxmaan Maxamuud Cali Caadle, oo aan ka wareysanay waxyaabaha ganacsiga anshaxa laga dhaxlo.

Soo saaraha barnaamijka Mahad Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version