Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Barnaamijyo Dhageyso:- Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha.

Dhageyso:- Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha.

0

Muqdisho – Bandhiga dhaqaalaha waa barnaamij maalinle ah, waxaan diiradda ku saarnaa dhacdooyinka dhaqaalaha iyo ganacsiga ee dalka ama kuwa caalamiga ah ee saameynta leh.

Bandhiga dhaqaalaha waxa uu bidhaaminayaa fursadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee dalka, waxaana ku marti qaadnaa barnaamijka qubaradda ganacsiga iyo dhaqaalaha.

Waxa maanta marti ku ah barnaamijka bandhiga dhaqaalaha  Cabdifataax Macalin Cumar Shaam, oo aan ka wareysanay xiriirka ka dhaxeeya hal abuurnimada iyo ganacsiga.

Soo saaraha barnaamijka Mahad Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version