Home Uncategorized Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

0

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed.

Toddobaadkan waxaa barnaamika marti noogu ah Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ah suugaan yaqaan daneeya dhaqanka Soomaalida  Iyo Cabdullaahi Cartan Shuuriye  oo ka mid ah da’yarta Soomaaliyeed ee hal abuurka leh.

Weriye Aweys Xuseen ayaa barnaamijka Soo Jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version